HOHOLNEWS IS NEW WEBSITE


PLEASE VISIT THE BEST SOMALI WEBSITE WWW.HOHOLNEWS.COM


Monday, October 4, 2010

WAXAAD KA MID NOQON KARTAA GEESIYIINTA REER AWDAL IYO SALAL

Inaad noqotid geesi reer awdal ma adka isku day mar uun todobaadkan waxaa ku guulaystay abaal gudkaa general Maxamed Xudhuun oox xukumi jiray ciidamada xeebta wuxuuna u dhashay awdal iyo salal, generaal ku intuu xilkaa haayey wuxuu somaliland u soo hooyey guulo la taaban karo,wuxuu ka soo qayb qaatay aas aaskii ciidamada xeebta ee soomaliland wuxuuna ka mid ahaa saraakiisha farku tiriska ah ee ciidamada soomaliland ay aadka ugu kal soonaayeen, dawladihii somaliland soo maray oo dhami way ku amaaneen shaqadii uu wadanka u soo qabtay,waxase mar kasta ku taamayey inay mar uu ka adkaan doonaan geesigan reer awdal,marnabase kuma ay guulaysan isku daygooda,waxa hadaba timid maalin madaw oo reer somaliland ayna filayn kadin markay timid inla boobay xukunkii dalka oo dhan ayna gacanta ku dhigeen dad yar oo dibada somaliland laga soo abaabulay,hadaba maxaa la gudboon reer awdal oo lagu aas aasay gurigooda dawlada somaliland waa inay dib u difaacaan,geesiyadoodana ay ag is taagaan,waana mid waajib ah inaad difaacdid geesigaaga,cadawgaagu intuuna adiga ku dilin wuxuu horta dilaa geesigaaga, haduu isaga iska dili waayo adiga kuma dili karo maxaa yeelay waxa ku ilaalinaya geesigaagii,hadaba ama guurtida soomaali laand saagin ha ku sheegeen ganeraalka ama alifle ha ku sheegeen reer awdal way difaacayaan geesigooda,waxanse la yaabay guurtidii soomaaliland loogu tala galay inay wax saxaan inay iyagu umada u hor seedaan qalad iyo colaad sokeeye waxanse kula talin lahaa inay eegaan danta umadooda qabiilkana ay meel iska dhigaan ciidamada soomaliland na ay ka daayaan inay qabiil u Kala qaybiyaan,haday taa diidaan ninba waa waxay hashiisu u dhasho,adal iyo salal dib ayay uga fiirsan doonaan ayaha umadooda wayna difaaci doonaan geesiyiinta reer awdal la beegsanaayo.

No comments: