Axmed Muxumed Geele (Dacar) oo loo Magacaabay Maareeye/Xigeenka NERAD
November 26, 2010
By staff-reporter
Awdalchronic(Hargaysa) 26 Nov.10–Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa magacaabay Maareeye K/xigeenka Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah ee NERAD ee Somaliland, kaa soo uu u magacaabay Mudane Axmed Muxumed Geelle “DACAR”.
Mudane Axmed Muxumed Geelle “DACAR”, ayaa ka mid ahaa Aasaasiyaasii xisbiga Kulmiye isagoo lagu xasuusto inuu ahaa Mas’uulkii ugu horeeyay ee caasimada gobalka Awdal ee Boorama ku taaga Calanka Xisbiga Kulmiye oo xiligaasi ahaa xisbiga Mucaarad ah 9-sanno ka
By awdalpress
No comments:
Post a Comment