HOHOLNEWS IS NEW WEBSITE


PLEASE VISIT THE BEST SOMALI WEBSITE WWW.HOHOLNEWS.COM


Tuesday, December 21, 2010

dacwad uga bilaabatay hargeysa 10 nin oo ruush u dhashay

Dacwad uga bilaabatay Hargeysa 10 Ruushka u dhalatay

Dayaaradda lagu hayo garoonka magaalada Hargeysa
Maxkamada gobolka ee magalada Hargeysa ayaa maanta waxaa ka bilowday dhegeysiga dacwadda lix nin oo Ruush ah oo iyaga iyo diyaarad ay wateen masuuliyiinta somaliland ku qabteen 10kii bishan December gegida dayuuradaha ee Hargeysa.

Diyaradda oo u sidday qalab milleteri Puntland, ayaa ku hakatay Hargeisa.

Xeer ilaliyaha somaliland ayaa ku soo oogay nimankasi denbi ah inay si sharci darro ah saanad milleteri nimankasi diyaradda ugu siteen, kuna soo xadgudbeen hawada Somaliland iyagoon fasax u haysan.

Dhegeysiga dacwadan ayaa maalinta khamiista mar kale maxkamaddu u muddeysay .

by bbc

No comments: