Awdalchroniclenews-( aditorial ) Houston tx, anigoo daba jooga war lagu soo daabacay ( QULUNJEED.NET ) November 1,2010 oo uu daabacay qof aan waxba ka aqoon saxaafada xorta ah ayaa waxa halkan ku cadaynayaa inuuna faham sanayn micnaha xornimada saxaafada waxanse bari lahaa in micnaha xornimadu -aysan ahayn inaad ku hadashid wax kasta ( FREEDOM IS NOT FREE ) hadaan taa halkaa ku dhaafo aan u soo noqdo waxa uu yidhi oo ( GEEDOOLE ) ku eedeeyey inuuna matalin samaroon wasiirnimadana lagu siiyey gabadh wuxuse ilaaway wixii ( Riyaale iy c/tolaawe u gaysteen samaroon 10 sano ee ina soo dhaaftay iyo godkay u qodeen samaroon ( Umusha ayaa ilaawda waxay shalay soo martay Jibriil yoonis miyey ilaaween xaqii samaroon halkay ku rideen ) miyayna ahayn inay xishoodaan oyna wax ku qorin Internet ka gaar ahaan ( Qulunjeed.net ) Markay leeyihiin mudane faarax cilmi waxa lagu siiyey kursiga gabadh yay moodayaan inuu yahay wuxu ku fadhiyaa kursigii samaroon ugu wayna ( waana habarcarfaan ) oo subeer samaroon ah kumana helin gabadh iyo diigii samaroon ee c/raxmaan tolaawe iyo daahir reyaale ( SNM ) ay wax ku siisay
maxaa yeelay layskama hadlo ee waxbaa la sheegaa waxan odhan lahaa horta waxad ka jawaabtaan su'aalahan soo socda
( 1 ). 1991, burburkii somaaliyeed kadib qabiil kasta oo soomaliyeed waxay lahaayeen jabhad metesha Isaaq waxa metelayey ( SNM ) gadabuursina waxa meteleyey ( SDA ) hadaba ayaa taageeray ( SNM ) ?
jawaabtu waa mid cad ( C/raxmaan tolaawe ) ayaa jebiyey samaroon ( jIBRIIL YOONIS ayaa jabiyey samaroon dadkii SAMAROON ee lagu xasuuqay DILLA iyo BOORAMA waxay ahayd in jibriil yoonis laga qaado laguna ciqaabo.
( 2 ) AYAA LUMIYEY XAQII SAMAROON KU LAHAA SOMAALILAND ?
Jawaabtu way cadahay maxadcase iyo habarcarfaan waa ka beri waxa lumiyey ( JIBRIIL YOONIS ) oo toban sanadood samaroon u mateleyey kursiga ugu sareeya soomaaliland ina diiday xaq iyo xuquuq wixii samaroon ku lahaa somaliland maxadcase iyo habarcarfaan intaa way hadlayeen waanad ka diideen maanta idiinma banaana inaad wax ka sheegtaan mudane faarax cilm oo intaaba ahaa( SDA ) adigaana burburiyey ( SDA ) oo matalaysay sharaftii samaroon adaana taageeray ( SNM ) oo labaatan sano la dagaalamaysay SAMAROON ee maanta waa inaa xaalmarisaan samaroonka kale ,
( 3 ) Ma c/raxmaan tolaawe iyo Reyaale ayaa ISAAQ dabadhilif u ah mise mudane Faarax cilmi iyo c/ raxmaan saylici ayaa dabadhilif u ah ?
Faarax iyo saylici waxay xilka qabteen waa Laba bilood ka hor intay samaroon u qabteen 10 kii sane ee jibriil yoonis fadhiyey kursiga may qabanin waxay u adeegayeen uun ISAAQ danihii samaroon waxay xasuusteen markay ka tegeen kursigii miyayna ahayn inay xishoodaan ( Saylacnews iyo Qulunjeed. Net ) ?
( 4 ) YAA MATALI KARA SAMAROON ?
Jawaabtu waxay tahay ninkii u adeegaya danaha samaroon ayaa meteli Kara samaroon maxaa yeelay geedoole waa habarcarfaan waana reerka keliya ee danaha samaroondaacada ka ah jibriil yoonis marana ma mateli karaan samaroon inta ayna toobad keenin oo ayna bixinin magtii dadkii lagu xasuuqay dilla iyo boorama oo ayna qiranini inay iibiyeen kuraastii samaroon ku lahaa baarlamaanka somaliland oo ayna qiranin inay lumiyeen kuraastii samaroon xaqa u lahaa golaha guurtida oo ayna qiranin inay baabiiyeen jabhadii samaroon ee ( SDA ) oo ayna qiranin wixii dhibsamaroon soo gaadhay inay iyagu masuul ka yihiin ,
Waxan hadaba ku soo gabagabaynayaa maqaalkayga aflagaadada madaxda samaroon ha la dhaafo 10 sanadood bay habarcarfaan iyo maxadcase taageerayeen doqoniimada jibriil yoonis hadaad abaal leedihiin qofna wax Jakarta sheegina.