Awdalchroniclenews-Noveber 3 ( Houston tx) beryahanba waxa sii badaneyey aflagaadooyinka ay gaystaan ( websites ) isku magacaabay inay yihiin saxaafad hase ahaa tee aan waxba ka ogayn saxaafada shuruucda u degen badan kooduna waxay ku hadlaan magac qabiil waxayna dadka u sheegaan inay dhexdhexaad yihiin hadaba tusaale hadaan u soo qaadano quljeednet, harowo iyo kuwo kale oo ku hadla magac reer awdal oo aad moodid inay wakiil ka yihiin awdal hase ahaatee hadana shaqsi ahaan u aflagaadeeya dadka sharafta ku leh umada reer awdal/salal dhexdooda ayaa waxa cabashooyin badan ka muujiyey dadka reer awdal waxayna sheegeen in loo baahanyahay in talaabooyin laga qaado iyagoo farta ku fiiqay kuwa ay ka mid yihiin ( quljeednet, harowo, iyo kuwa kale oo ku hadla magac jilib samaroon ka mid ah far dheerna ka noqday bulshada reer awdal iyo salal kuwaa oo qorana waxa jilibkoodu jicil yahay iyagoo iska dhigaya inay ku hadlayaan magac gadabuursi waxanse ka xumahay jaaniska ay ka lumiyeen reer awda/salal intii ay ka talinayeen somaliland oo ay ka iibiyeen magacii samaroon ( ISAAQ ),
Waxadse moodaa inay hada uun ku anbabareen halka uu yaalo magacii samaroon ee ay hore u aaseen waxay dadka ku haystaa kaalaya nagala soo faqa godkan baan ku aasnee waxayse mudo badan arki la'aayeen maasha ay iyagu is dhigeen mase ay moodaynin dhibta ay samaroon u maleegayeen inuu iyaga ku dhici doono riyaale wuu gaadhay dantiisii balse kuwii u sacab tumaayey isagoo asaya waxayne marna malaynayn inay Tani ku dhici doonto,
Hadaba warxumo meelna kuuma wado hadaad ka dhiidhiyi weydeen magacan markii hore imika samaroonka kale ayaa ilaah baday siday uga galgalan lahaayeen ee asxaan u sameeya oo ka daaya aflagaadada xaarkiinii ayay maydhayaane,
Hadaan dib ugu soo noqdo kuwaa aan kor ku soo xusay oo ka been abuura magac ka dhexeeya umad badan hadaba mar ay wadalchroniclenews ay la hadashay dadka dhibaatooyinku ka soo gaadheen ayaa waxan ka raali gelinay ciyaalka wax ku qora website yada aan dusha ku soo xusnay beryahan ugu danbeeyey dadka ay aflagaadeeyeen waxa ka mid ah AMAAL XAAJI AXMED MIISAAN oo ah gabadh dhalin yar oo ku cusub masraxa sysasada ee somaaliland gabadhaa oo dadaal badan ku soo gaadhay halkaa ayaa intay dhiira gelin lahaayeen ula badheedheen canbaarayn iyo af lagaado waxa kaloo ka mid ah mudane FAARAX CILMI GEEDOOLE wasiir beeraha ee somaliland oo la wada yaqaano sharafta uu ku dhex leeyahay dadkiisa ahna nin inbadan qurbaha joogay dadka reer awdalna ay wada jecel yihiin hadaba awdalchroniclenews waxay raali gelin siinaysaa dadkaa lagu aflagaadeeyey magaca saxaafada xorta ah waxanan leenahay ciyaal wax ku qorqoray wesite yada waxba idinka qaadi maayaan ee xilka umada aad u haysaa halkaa kasii wada waxa idin garab taagan inta badan reer awdal/salal.