Awdalchroniclenews-Stockolm warar nagasoo gaadhaya stockolm Susa waxay sheegayaan inuu Xildhibaan Eng:cabdi/kariin cite guuleed oo ka mid ah xildhibaanada TFG uu ku qabtay shir jaraa'id magaalada stockolm wuxuu halkaa ka sheegay inay kalsoonidii ay kala noqonayaan sobobtoo ah waa markii ugu horaysay ee dawlad soomaaliyeed aan waxba laga siinin gobolada awdal/Salal waxuu intaa ku daray xildhibaanada ka soo jeeda awdal inay iskaga baxaan xamar wuxuuna u sheegay dadka inay fashilintay dawladani oo baarlamaanku uuna ansixin doonin xildhibaanku wax uu ku eedeeyey ra'iisul wasaale farmaajo inuu ku tuntay axdi qarameedkii
Dastuuriga ahaa ee awoodqaybsiga beelaha iyadoon dawladiisu wali baarlamaanku ansixin,
Hadaba sidee loo ansixin doonaa dawladani mar hadii beelihii ugu waawaynaa ay wadda cabanayaan?
No comments:
Post a Comment