Maraykanka oo ku tala jira inay ku daraan liiska argagixisada website ka la yidhaahdo " wikileaks"
Nin Republican ah oo la yidhaahdo "Peter king" kaasi oo ka madax noqon doona gudiga la yidhaahdo " homeland security commity" ayaa isniintii u sheegay dadka inuu ku tala jiri inuu ku dare ururka la yidhaahdo "Wikileaks" liiska argagixisada ee caalamiga ah isagoo laga waraysanayey TV ga la yidhaa MSMBC ayuu sheegay markuu bilaabo shaqadiisa inuu ku dadaali doono siduu u xakamayn lahaa ninka layidhaahdo "Julian Assange" oo aas aasay ururkan Wikileaks si loo xanimo hantidooda iyo dadka la shaqeeya sidoo kale in la soo taago maxkamadaha argagixisada ku shaqada leh wuxu yidhi waa in nin kasta oo ninkaa xidhiidh la yeeshaba lagu daro argagixisada arintu si kastaba ha ahaatee waxa cad in website kani uuna sii shaqayn doonin Mr assange na la qaban doono
By MSMBC
No comments:
Post a Comment